Walaashay, adoontaydii part7
Si aayara ayada oo u socota ayay soo laabatay, intaysa isoo gaarin ayaan ku iri orod cabitaan ii keen, jikadii ayay aaday oo juus ii soo qaaday, sug aad koobka celiside ayaan ku iri, meeshaada istaagnoow, Dhib maleh anaa hadhoow celin ee iska dhig halkaas markaad dhamayso ayay tiri Anigu sow kuma oran istaag meeshada…
