Hadimo Jacayl part10
Mustafe isagoo u caqli celinaya Maryan ayuu ku yidhi wax wal oo aduunkan ka dhacaa xaga ALLE ayay ka qoran yihiin in sidani dhacdana way qornayd markaa ku samir yeelna siday reerkiinu kuugu taliyeen waayo anigu hadaan maanta ku kaxaysan lahaa meel aan ku geeyo ma haysto lakiin hadaan xataa ku ka xaysto abahaa iyo…
