Naagta i leh part 12
Yaab anigii waan isku yax yaxay naagta horteeda igu gacaloonaysaa Nabad ayaan ku iri soo gudub macaan saaka dhan waan ku sugayee ayay tiri qolkii ayaan galnay markaas ayaan ku iri naagta amay shakidaa tan juuq ma oran karto, fara waaweyn ayaan ka haya, waa maxay farahaad ka haysaa ayaan weydiidyay oday xaafada dagan ayaa…
