Hadaan nool nahay waqti badan waan wada qaadanaynaa, waa hadaad raali tahay malabeey, sow raali kama tihid

Haa ayaan ku iri, runtiina waan rabay waayo intii yarad ee galbata raaxo macan ayaan dareemay, tan kale waxaan aad uga helay dhiiranaanteeda, oo ayada oo aan i aqoon sida ay inta dagaal iiga timid iska kay maamulatay, waxba ima weydiin ma rabtaa ima oran ima shukaansan, horay iiga bilowday, ana taas aaad ayaan uga helay, runtiina markaan niyada iska iri adugu dhilla naag kasta wasto miyaa tahay ayaaban aad u sii kacsay, sidaan horey idinkugu sheegayba waligay in la ii taliyo oo aan dareemo inaan qofkaan rabo hortiisa daciif ku noqdo ayaan ka helay, sababta ma aqaan ee waan iska jeclaa waligay, baqin bas oo aan macaan dareemana waa leeyahay, sam samna indh kul kulul ayay leedahay, xataa markii ay ku salaaxo ama qosli indhaheedu isma badalaan waa kulalayl, indho laga baqo ayay leedahay, mar qura ayaa anoo is oayn waxaa iga soo fakatay

Haa baayo, anigu diyaar baan kuu ahay markaad doonto

Markaas ayay tiri, hada hadaan soo duuli karo walaahi kaama daahen, waase habeene subixii ayaan is arkaynaa, gurigayga ma taqaan

Ha maalin anaga oo ag marayna ayaa khadiijo i tustay

Bello weeye adaan ku sugayaa markaas, oo tiri ma ku soo wici karaa

Haa ayaan ku iri

Durbadiiba waa tan, xogaa baan sheekaysanay khadka iga wastay cabaar oo siigaystay. Si fiican u raaxaystay, ka dibna is nabad galyaynay.

Farxad anigii, waanse ogaa waxaan ku faraxsana oo waxay ahayd arrintaan oo dhan oo igu cusub iyo sida naaguhu iigu soo kala ordayaan, iyo anoo rabay bal inaan khadiija maahane tu kale arko, been idiin sheegi mayo khadiijo waan jeclaaday, waliba maanta markay i garaacday ayaan jacayl hor leh u qaaday, waayo waxaan dareemay rabitaanka ay i rabto iyo jacaylka ay ii baqto in uu dhab kayihiin, qof aan ku jeclayn kaama masayro, haduu kaa masyrana waa hadal uun, balse qof ku jecel isma celi karo. Koley anigu sidaas ayaan is iri.

Markaan seexan rabay ayaa waxaa igu soodhacday sam sam see talefonkaaga ku heshay, ma khadiija siisay oo anaa la i tijaabin ayaan is iri.

Habeenkaas sam sam dhabteeda anoo ku jiifa oo ay afka iga jaqayso, khadiija oo xanaaqsana ay na daawanayso ayaan ku riyooday, oo sam sam markii ay cabaar afka iga jaqday naasaha ii xalaaxday khadiija ku tiri, naa kaalay tani naga badan labadeenee, maxaad isku martiyayn, khadiijana inta soo fariisay oo ayadii oo aan aniga i eegin sam sam afka faka u galisay, oo si fiican u jaqday, gacana diracaygii kor ugu soo gurtay ilaa ay qaarka danbe ii qaawisay oo siilka ii salaaxday, farteeda dhexe ayay kor ilaa hoos marisaa, anigii jiriirico macaan ayaa igu jajabtay waan is jimciyay, madaxa inta la kacay ayaan naasihii sam sam diraca korkiisa ka jaqay, sidaan dareemay sam sam na gacan ayay gadaal inta ka marisay khadiija siilka u salaaxayasay waayo riinkeena wada baxay.

Habeenkaas oo dhan riyo ayaan ka bixi wayay, inta badana sam sam ayay ahayd riyadaydu, joogeeda sare naasaheeda yara soo dabcay balse weli is haysta, barida aan aadka u weynayn anan yarayna, sillka tinta madoow badan ku taal, gacmaheeda xooga badan ee dhexdooda aan ku jiray, hurdadaan kakacay anoo hoos fashaq ka ah, barkintii ayaan inta qabsaday laabta gashtay oo ku dhagay, waxaana go aan ku garay in aan sam sam u tago sida ugu dhaqsiyaha badan, waayo daqiiqad ma sugi kari, dareenkaygu aad ayuu u kacsanaa, neeftaan jiidaba ayadaa ii soo carfaysay, sheerkeeda carafta badan,  waan qubaystay quraacday, dhar qurux badan xirtay , is carfiyay, ayaan illinka ka baxay dhx markaan marayo ayaan xasuustay in aanan wicin oo inaan soo socdo anan u shegin, markaas ayaan wacay oo ku iri waan kuu soo socdaa waan kuu soo dhawhay, saka oo dhan baan ku sugayay ayayba igu tiri.

Illinka hore waa furnaa markaa galay ayaan arkay ayada oo naag aqalka la dagan dayrka kula sheekaysanaysa, markay I aragtay ayay tiri

Gacaliso ii waran

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com