NIN WACAN

  • Hadimo Jacayl part4

    Jawigu qurux badanaa roob ayaa qaaday in yar ka hore dadka badan kiisu waxay u badan yihiin dad ku la bisan dhar wada qurux badan iyo cadceeda oo  faladho dhadheer oo casaan xiga bixinaysa qofka midabkiisana ka dhigaysa mid aad u nuuraya huteelka ay ku balameena waa mid wada dhir akhtar ahi ku taal  mutulo…

  • Hadimo Jacayl part3

    Cida aragataa waxay ka garaanaysay meel dheer inuu is badalay waayo fkirka faraha badani dadka wax ayuu yeelaa jidh ahaan iyo maskax ahaan ba. Wuxuu sidii uga fikiriba waxa uu naftiisa ku qanciyay in uu sugo waxa ay Bari arbacada ula timaado. Waxa la gaadhay malintii arbacada Mustafena wax jawaab ah wali ma hayo,galabtii markii…

  • Hadimo Jacayl part2

    Malintaas oo dhan muu dhigan iskuul ee waxa dhamaan jidhkiisa iyo maskaxdiisaba saaqay jacayl ku kaliyay satay, kuna hamiyay inay mar uun is calman donaan. Markiii uu xafadii tagay qadeyay ,ayaa hadana uu halkii ka bilaabay lakiin imika waxa uu ku fikirayaa sidii uu ku heli lahaa maryan ama meel uu kala xidhidho ,meel dheerna…

  • Hadimo Jacayl qaybta 1aad

    Waa sheekho aad u xiiso badan oo ka waramaysa dhib, rafaad, iyo hadimooyinka ay dadka dibada ka yimadaa ku hayaan dhalinyarada is jecel ee dalka iyo siday ugu nugul yihiin waalidku dadka dibada ka yimaada ee aan loo tix galin jacaylka lamanaha ee wiilka iyo gabadha iyo guusha uu ku danbeeyo jacaylka runta ahi. Sheekadani…

  • Godob Jaceyl part7

    waa kuwan aqaladannadii ee, geedkaa madow ee dhirta ugu gaaban hadhow igu imo marka saqda dhexe lagu jiro  Haye iyo hawraarsan ayey ku kala tageen. Siciid oo aan nimanka geela haya mooye cid kale ka aqoon Qowlo, ayaa ku soo laabtay geelashii. Salaan kaddib, waa uu u warramay raggii ay wax isku ahaayeen. Waxa uu…

  • Godob Jaceyl part6

    kaddib waxay yidhaahdeen, jacaylkaadu goormuu kugu darnaa Wuxuu yiri, aniga oo hurda bay riyo iigu timid Saafi, iyadoo ila baashaalaysa baan is iri qabso, saa anigii baa isku dhagay arbaan intaaan soo booday gogosha dhinacyadeeda ka baadhay. Waxaanse ogaaday inay iga maqantahay ee aan riyooday ka dibna hurda way igu soo dhici wayday. dhalinyaradii iyagoo…

  • Godob Jaceyl part5

    Maalin saddexaadkii bay saafi ugu timid guriga isagoo jooga, waxay ku tiri “soo tiraba labba goor faariin kuuma dhigin gurigga?” Dabcan, waan se l mashquul sanaye, caawa ayaan kuu iman walaal. Nabadgaliyo.. Haye, nabaaddiinoo.. Saafi sidaas ayay kusoo dheelmatay. Hadduu habeenkii u tagayna, waa la isla gartay in  jaceylka lawada sido oo aan la isku…

  • Godob Jaceyl part4

    Mirta dhexe sidii aar mirkacay Muuday kaligaye Macaluul la jiifsaday dugsiyoo maalmo kuu qadaye Ka mad luubay naagaha kaliyo midab haldhaaleye Adaa maanka iga jiitayoon kuu muhanayaaye Ma mid maahsan baad tahay rayiga waan mitamiyaaye ___Maxaa habeen iyo maalin ikaa duldhigay haddaan jaceylku dhab iga ka hayn buu Siciid ku yiri. Muddo haddii ay si…

  • Godob Jaceyl part3

    Waa la is sheeko fahmay, in cabbaar ah na waa la wada kaftamay. Hase yeeshe, siciid oo aan u bogin sida ay wax u socdaan baa, saluugay hadalka kobta uu ka bilaabay iyo meesha uu marinaayo. Saafi oo show la mid ah Siciid, sheekaduna ku socon baa wiilkii sheekaynayey ku tidhi, ‘Saaxiibkaa ma hadlo miyaa?”…