Dumaashigay part 1
Maalintii u horreysay ee aan arko dumaashigay ninkayga ayuu guriga la yimid oo subaxaas intaan duqaygu bixin ayuu ii sheegay in saxiibkiis uu marti qaaday, saxiibkiisii caruurnimo ee ay baadiye wada joogi jireen, oo booqsho magaalda ku yimid, maalintii markaan qadaynay ayaan fariisanay fadhiga, dirac iyo garbasaar khafiifa ayaan xirnaa, waxaana dareemayay in duqayga saxiibkiis…