Walaalo la isla wasay part1
Waxaan ku dhashay muqdisho woo aan kusoo weenaday familkena waxoo ka kooban yahay 2 gabdho iyo wiil 18 jir ah gabadha inoogu ween waa 33 jir waxee ku noshahay germany ana waxaa ahay 26 jir lkn waxaan nahay kala aabo iyo 2015 ayaa jaamacad u aaday malaysia jamacadana waxaa iga dhiibi jiray aabo reer waxaan…
