Jilbaha ma kuu dhigta part 2
waan la hadlay, waxay tiri maqaan, lkn maqnaashahaaga iyo aamuskaaga ayaa wax kasta iiga daran, hadana waan ogaaday waxaan ahay, ha iga xanaaqin ka raali ahoow madax adaygaygii, diyaar baan u ahay hada kaa danbeeyo, ku adeeco, xaataa adoon kuu noqdo, waan yaabay, ma la hubaa ayaan iri, haa mudane ayay tiri Maxaa ii cadayn…
