Goggol dhaaf [odaygii macaanaa part2]
Shaydaan in uu I waalayana waa dhici kartaa lkn koley anigu aad baan u shakiyay, isla qosolkooda iyo wax badan U malayn mayo xaaskaayga wax nin kale u geeya in ay ka amqanyihiin ayuu yiri Ma hubta ayaan iri anoon ka fakarin hadlakayga Si fiican inta u qoslay ayuu yiri Waxaad is leedahay oday baa…
