Hadimo Jacayl part7
Kadib markii uu intaas yidhi ayuuu Deeq gartay inanta uu ka hadlaayo Siciid waxaanu ku yidhi; Saxiib Siciidow inantaa soo xero galintedu way adagtay maxaa yeelay saxiib waxay wada socdaan wiil Mustafe layidhaa oo dadka oo dhan ayaa isku og markaa saxiib inan telephonekeda ku siiyo mooye wax kale kuuma qaban kaaraayo. Markii uu intaas…