Jacaylkaygi, xaaskaygii, hantidaydii, part17
Waanse ku qasbanayn inaan qarino waayo waa ceeb, eedo in aysan I dhaafin waa ku fadhiyaa, ugu yaraan inta hooyo uga imaanayso, hadal sarbeeba oo ay tiri ayaan ka garatay, oo ah bun hadii la waayo badalkiisaa la helaa, saan is irina ula jeeday hooyadaa hadaysan joogin booskii adaa ku jiray. Si kastaba aad ayaan…
