Kor inta u eegay ayaan ku iri

[hantidayda maxaad u diiday igu maamushidna sow adoontaada maahi]

[adiga oo dhan baan ku leeyahay, hantidaadu xagee iga jirtaa, sow saas maaha]

[haa, waalidkay hadaan aadayo ayadana fasax kaagama baahni miyaa]

[haa, wixii waalidkaa ku saabsan amarkayga kuma xirna]

[mahadsanid Marwa sare, anaaban rabi wax aadan raali ka hayn oo aadan ii fasixin inaan sameeyo, inaan kaa danbeeyo amarkaaga yeelo ayaan ku faraxsanahay]

[gabar fiican baa tahay waliba adoon fiican]

Qalinkii baan ka qaaday oo markaan damcay saxiix tiri

[ogoow hadad saxiixdid waraaqahaas sharci ayay noqonayaan, wax sharciyaysan oo aadan ka bixi Karin oo qasab kugu tahay inaad fuliso, hadad diidid oo aan maxkamad dalkaan isla tagno, waan kaa gar helaa]

[Anaaban meel kaaga socon mar hadii alle I kaa siiiyay, ee adiga hadii shaqa la aan igu dhacdo ma adaa I biilaya oo noloshayda qaadaya]

[haa, sow naagtayda ma tihid]

[wlaahi marwo fiican baa tahay] inta iri ayaan saxiixay ayaduna saxiixday oo qof walba xaashi qaatay.

[kaalay halkan soo seexo] ayay tiri ayada oo dhabteeda ii tilmaami

Faraxad anigii, kursigii dheeraa inta isku fidiyay ayaan dhabta ka barkaday, madaxa iyo dhabanka ayay ii salaaxdaa, ana sidii mukulaal qofkii lahaa salaaxayo isku dhajiyaa ayadii, mar danbe ayay titri

[waligaa naag ma ku soo yeelatay]

[maya]

[ma hubtaa]

[haa walaahi, maxaa aragtay]

[sida fudud ee aad ula qabsatay una yeeshay ayaan la ayaabay, waaxan is iri malaha horey u taqaanay]

[may walaahi]

[maxaa keenay marka sidaan fudud iskugu kay dhiibto]

Sheekadii baan u bilaabay

[Waagii aan yaraa aniga iyo gabar kale ayaa ciyaari jirnay guri guri ga caruurtu ciyaarto, waxay markasta I odhan jirtay nin baan ahay adiguna naagtii baa tahay, aad baan uga heli jiray markay nin iska kay dhigto, naaya aawa qadadii, dharkii ma ii dhahday, iyo waxaas I dhahdo, ana haa macaane aan leeyahay, xataa mar mar dharbaaxyo yar ayay igu dhufan jirtay ayadaoo leh, naagaha waa la edeb baraa, calaa kulli xaal aad ayaan ugu farxi jiray ciyaarta naagteeda ahaado ii taliso, I amarto]

[Markaan xooga soo weynaaday, waxaan aad u jeclaa la saxiibo naagaha raga u qaab eg, oo kulkulul, ayaga kaliya ayaan sxiib ka dhigan jiray, si kasta oo naagtaas ii xumaysana wax uma arki jirin, markii aan naag soo noqday, waan dareemayay in aan rabo naagahaas sidii waagii caruurnimada oo kale nin iigu noqdaan lkn waan baqi jiray kumana dhicin oo waa taqaan soomaali.]

[Habenkii dhaweyn markaan ku arkay waxaa igu soo dhacay, tani waa nin naasa loo yeelay, markaan dhinacaaga eegaba calooshaa I huraysay, xayi aad u hadlaysay, kulaylka hadalkaaga, qaabkaaga, anoo qoyaan is arkay, markaa tiri anaa ku sii dhawayna waaban ku farxay isa sii barta ayaan is lahaa, lkn markii intaad I soo qabatay oo afka iga jaqday in kastoo xishood igu jiray, hadana waan is celi waayay,

markii inta afka iga wastay oo bartii oo aan fadhiyay iiga dhaqaaqday, in kasta oo aan iska ooyay hadana tii naftu rabtay inaa tahay baan ogaaday, intaan rabayna wa helay waa anigaan adoonta kuu ah dhabta kuugu jiifa, adigase hada ka hor miyaad naag adoona lahayd]

[haa]

[iiga sheegee marwo sare] ayaan iri oo sheekadii ii bilowday

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com