Bahdil part 2
Baroor iyo oohi bay qabsatay iyo calaacal, aniga baraf ba I marayay, sariirtaan jeego u jiifay, guskii waa shuuqay, wax yar ka dib inaan u yeero oo jaq dhaho ayaa taladaydu ahayd, ayadii inta dhinac isku dhigtay oo dhankayga maahine dhinaca kale u jeesatay, garka iyo jilabaha isla gashay ayay boroortan ku jirtay iyo calaacal…