Dumashi SamSam part 1
Xaaskeyga ayaa ii sheegtay in ay imaneyso walaasheeda ka yar oo Jarmalka kunooleyd,waxayna iga codsatay in aad kasoo dhoweyno garoonka diyaaradaha.Waxaan qaadaney gaadhigeyga waxaan tagnay airportka. Dumaashidey Samsam aniga hore isuma arkin,laakiin Xaaskeyga Nimca ayaa in badan iiga sheekeyn jirtay,waa naag la furay oo hal gabadh ah dhashey laakin gabadha aabaheeda ayaa haysta. Samsam waa…
