Markaas ka dib war danbe kama maqlin malaha hoos ayay u dhigteen, shaahii ayaan kariyay oo heeyay una shubay labadoodii ana mis shubtay naagtii I lahaydna dhinac fariistay, shaahii markaan dhamaysanay ayaa naagtii ilahayd khadiijo inta qolka gashay ii yeeratay, markaan u tagay ayay si xanaaq ku jiro ii tiri,

Naayaa ma adaa naagta raadsaday

Maya ayan ku iri

Dharbaaxyo inta iga soo qaaday ayay tiri

Runta ii sheeg dhillayahay yartaa

Walahii ayadaa isoo doonatay, anigu ma raadsan

Saa ida ma oran weyday naaya waa adiga isku dhiibayee, ayay tiri

Oo ul meesha taalay saddex jeer igu dhufatay, ciil iyo xanuun illin ayaa ig soo daadatay, markaas ayay inta hab I siisay oo laabta I gashay naasaha dhexdooda madaxayga galisay I tri

Waan masyaray macaanto, jacaylkaan ku qabo xad maleh, ma doonayo naag aan ani ahayn in ay jirkaaga taabato, in aad naag u noqotid, sow ima jeclid saan kuu jeclhay

Haa ayaan iri

Fadhigii ayaan ku soo laabnay aniga oo indhihii I guduudan yihiin oohintii darteen balse faraxsan oo naagtayda baalka kaga jira, oo ayhadba mar I dhunkanayso intay naasaheeda igu seexisay, ugu danbayn sam sam oo caro ka muuqato balse qarsanaysa ayaa tiri waan sii socon ee nabadeey, waana sii dhaweynay oo ilaa iyo illinka gaarsiinay, markii aan soo laabanay ayay igu tiri

Iska ilaali naagtaas, naag naxariisleh maahan, gabdhah yar yar ayay aduunka ugu necebtahay, tay qabatana si xun ayay ula dhaqantaa, iska jir hadaba waan kuu sheegay

Waxaan uurka iska iri way kugu diri oo masayr ayaa mudanadayda wada, markaan ayaan ku iri

Oomaxay gabdhaha yar yar ku necebtay

Ninkeedii oo ay aad u jeclayd ayaa gabar yar ka raacay oo furay, maalitaas ayay bilowday in ay naagaha la raaxaysato oo rag nacday, balse gabar yar oo walba markay gacanta ku dhigto tii ninka ka qaaday ayay soo xanuusataa oo naxariistu ka tagtaa, adaan kuu danaynaya e sam sam agteeda ka fogoow ayay tiri

Haye intaan iri ayan si fiican isugu nabay ayadii, dhunkasho iyo salaaxid ka dibna si macaan ayay ii wastay, oo anoo dareemaya in aan aduun waxba iga maqnayn gurigeenii aaday.

Yaabka se habeenkii ayaa sam sam isoo wacday, sidee ku heshay lambarkaaga ayaa ugu horeyn igu soo dhacday, wr waxay iiga bilowdy

Ii waan malabeey, waligeed qof kaa af macaan marag wlh.

Nabad abaayo ayaan iri,

Xilli xun hadaan ku soo wacay raalli iga ahoow ayay tiri

Maya waa caadi, ee kaama filayn inaad isoo wacdo, ayaan ku iri

Intay si fiican u qososhay ayay tiri

Qof la iloobi karo ma tihid

Been idiin sheegi mayee farxad baan dareemay, qof kasta in la rabo in uu arko sow kuma farxo, ana wlh sam sam waan ku farxay, waxaan ku iri markaas

Waa mahadsan tahay abaayo,

Runta la iskuma mahad ciliyo, runtaan sheegay, tan iyo maanta saan kaaga tagay, maskaxda adigaa ku jirtay, wax kalaba waan ka fakari wayay

Qosol yar o qosol farxadeeda inta qoslay ayaan ku iri

Maxaa sababay sidaas oo dhan oo an maskaxdaadii u mashuuliyay

Maskaxdayda kaliya maahine dareenkaygii xataa waad mashquulisay, hadaan ku soo xanuustaba waan kacayaa, dhowr jeer waxaan is tusayba anoo kula raxaysanaya, qof caadiya ma tihid, qurx iyo soo jiidasho iyo jir macaani iyo dareen sare ayaad isku darstay, igana raali ahoow inaan sidas nloshada u faaqido, ayay tiri

Intaan is geesinimo galiyay ayaan iri

Aniguba waa ka helay sidii macaanayd ee galabta aad iigu raaxaysay in kasta oo ay wax yar ahayd

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com