Waxaan 2007 kasoo baxay somali waxaan waxaan waqti kusoo qaatay dhoor wadan sida south Africa iyo Ethiopia iyo Kenya aan hada jooga waqtigeyga ubadan waxaan ku qaatay ganacsi aniga iyo adeerkey ganacsi dheer kadib sanadii 2014 aniga iyo adeerkey waxaan 3 dukaan iyo 1 carwo ka furanay Islii Nairobi Kenya ganacsiga Nairobi waxaa lagu wareejiyey aniga

adeerkeyna waxoo ganacsigisa kusii bilaabay Dubia dib danbena uguma soo noqon Nairobi waxoo busy ku yahay Dubia aniga da ahaan waxaan jira 32 waxaan kaloo kireeya guryaha ka baxsan islii.

Nairobi waxaan ku sameystay Asxaab badan oo nooc walbo iskugu jiraan.

2015 maalin malmaha kamid ah anigoo hoolaheyga shaqo ku jiro ayaa waxaa isoo wacay adeerkey oo igu yiri waxaa isoo wacay Xaaji cumar oo jooga Sweden xaaji cumar waxey asxab yihin adeerkey waxaan kubartay waqtigan South Africa jogay. Xajiga ayaa adeer ku dhahay waxaa line u xareynayaa labo xaas aan qabo iyo carurtoda labada xaas mida weyn ayuu line ka xureynayey iyo 5 caruur eey dhashay halka xaaska kale eey u dacwoonayan reerkoda oo Sweden jooga lkn lacagta dacwada waxa bixinayo waa xaajiga

xaajiga waa nin tujaar ah adeer ayaa igu yiri xaajiga Nairobi cidna kama yaqano aan adiga aheyn ee waxaad kireysaa guri 6 qol ama 8 qol ah xajigana woo kusoo wacaya haye ayaan dhahay adeer. Xajiga markan shekeysanay waxaan u sheegay in aan hada laheleynin guri 6 qol lkn 8 qol aan heli karo xaajiga markas ayoo isoo diray lacagta kirada guriga waxoo igu yiri waxaan kusoo wici doonto xaskeyga weyn markey airport kasoo dagan. Xaaska weyn markey isoo wacday waxaan busy lkn waxaan u diray tagsiile waxaana raaciyey silaan dariskeyga ah oo aan ku dhahay dumarka imanayo kasii caawi hoolah eey baahan yihiin.

2 malin kadib waxan mobile kuwada hadalnay xajiga oo ii xanaaqsan igu yiri adeer dad aan ku xilsaray ayaad dad aan aqoon ku xirtay xajiga waxan u sheegay inaa busy ahay lkn maanta kadib aan rerkisa ka wardonayo intuusan mobile bixin ayaa weydiyey xiligu asigana imaan doono waxoo iishegay inuusan imaan karin hada oo uusan heysan sharcigii weyna.

Malintas kadib waxan mobile kuwada xiriirnay labada xaas ee xaajiga waxaan u shegay ineey dukankeyga eey ka noqdan macaamil waxwalba eey iibsadan aan qiimo jaban kusii doono.

Malinta xigtay ayaan waxaan u tagay xasaska xajiga soo dhaweyn isbarasho kadib xaska weyn waxaa la dhaha Maryan mid yarna Faduma lkn waxa eey kala weyn yihin ayaa iska 2 sano xaaska weyn waxey jirta 39 jir fadumana 37 jir.

Maryan iyo fadumo ayaa ku dhahay qofkee I raacayo aan soo baraa ganacsigeyga iyo wax hadey ubaahan yihiin aan hore ugu soo iibiyo fadumo ayaa dhahday aniga ayaa ku racayo sidas markan kusoo baxnay intaa wada kusoo jirnay ayaa waxaa galnay traffic jam kadib gariga ayaa ku leexiyey maqayad laga cunteeyo inta aan cunteyneynay ayaa fadumo sifican isku sii baranay waxan dhahay adiga iyo maryan ma qaraabo ayaa wadan tihin

sababto ah waad isku egtihin xaga wajiga iyo jirka markas ayee dhahday Maya qarabo ma nihin ee lacagta na kulmisay iyado qosleyso ana waxaan dhahay xajiga lacagtisa weey idinka muuqata anaga oo sidii ukaftameyno ayaa maryan soo wacday fadumo waxey weydiisay inan iibiyo daawoyinga la isku cadeeyo dharka dumarka sida kastumoyin markas ayaa dhahay waan iibiya

kadib waxan tagnay dukankeyga waxaan kasoo iibshay waxeey ubahnayen kadib waxan tagnay carwada xili la xiri rabay wiilki xirayey ayaa dhahay waad iska bixi karta Aniga soo xiri doono, carwada ayaa wada galnay fadumo waxeey aad uga heshay dharka carwada yaalo iyada oo xishod ku jiro aye dhahdy waqti fican ma imanin ee waxan jeclan lahay inaan dhar badan ka iibsado sababto ah dharka badankod ayaa airporka noogu soo lumay

waxaan dhahay dumashi waxba mashakil malahan carwada waxad doonto ka iibso waqti walbo weey ku furan tahay markas ayee gashay isku cabirto dharka ugalayo marki hore waxey xireyn xijab weyn lkn markey dharka isku cabireysay ayaa waxan layabay sideey naagta u jir qurxoon tahay

Qore

Nolosha familka

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Qof  sheeko haya waan soo dhaweynayanaa ee soo dira

Ninwacan1@gmail.com