Khadka ayaan isku baranay, ayada ayaa ila soo xariirtay ayada oo leh sheekooyinkaaga ayaan ka helay, aad ayay u macaan yihiin, waxaan ku iri naagaha sidaas in loola dhaqmo ama raaliyoyinka ah miyaa tahay,

maya ayay tiri,

durbadiiba hadal adag ayay ku hadashay ayada oo leh,

nin maba ka danbayn karo, umaba dhalan jileecaas.

waxaan ku iri,

Qofba howl ayuu leeyahy, taduna waa in aad ninkaaga ka danbayso, heegan u tihid rabitaankiisa

Waxay tiri waxaas ma samay karo umaba dhalan, jileecaas sow kuma oran

Waligaa nin ma aragatay, yacni ma lagu wasay ayaan weydiiyay

maya ayay tiri

Waa gartay marka, rag baan ku heli ee hadii mid raga gacanta kugu dhigi lahaa sidan uma hadasheen

Maalmo ayaan sheekaysanay, waxaana dareemay in ay jiraan wax gadaal u jiidaya gabadha, lkn ay rabto oo doonayso in ay raaliya noqoto, raaliaya noqoshadu maahan wax buug iyo qalin lagu barto, wa wax lagu dhasho oo ku beeran qofta dumarka ah, waana halka inta badan ay dumarku ka helaan farxadooda, ma jirto naag aan jeclayn in ay aragto ninkeeda oo raali ka ah, raali ahaanshada duqeed naagta wax weyn ayay u tahay, maxaase qalanjadaan aan bartay ka siya, waxaan is iri malaha waa naagaha naagaha jecel oo sheekooyinka naagaha is wasaya ayay ka hadlaysay oo ay ka heshay, waxaan ku iri maalin ma naagaha naagaha jecel baa tahay,

Akhas, waxaas ma jecli, anaaba naag ahe naag maxay ii sheegaysaa, ayay tiri

Raggana ma jeclide, ma kacsatid miyaa, waa yaabe

Khalad ha ii fahmin rag anigu waan rabaa oo waxaan u noolahay waa nin, waa waxa la ii abuuray

Maxaa ka daa waa waxa la ii abuuray ayaan iri

In uu I waso ayay tiri

Markaas ayaan dareemay in aysan meel jirin, waayo hadii ay tahay naag adag sida ay iska dhigayso, I waso ma dhahdeen ee waxay oran lahayd, is wasno ama u dhaxo ama is guursano, la I waso naagtii tiraahdaa oo waa naag ogol naagnimadeeda iyo in ay ninka ka hoosayso oo ayadu hoos marto oo la waso,  ee side wax ka yihiin, naagta si waa u quman tahay sina uma qumanee ayaan is iri

wicitaan aan ku wada hadalno ayaan iri waa iga diiday, sinnaba waa iga diiday, taas waxaa ka sii daran waxay doonaysaa oo I weydiisaa in ay wax ka ogaato adoonsiga naagaha la adoonsado sida adag loola dhaqmo, la xanuujiyo,  markaan u sharxayna, wax ay soo jilicday maleh, xishood ayaa ku jira ayaan is iri, oo waligay nin ima shukaansan imana wasin ayay tiri.

Muddo ayaan ka aamusnaa oo farriimaheeda aanan ka jawaabin, intaasna ay ii soo qoaraysay fariimo, maalintii danbe ayaan la hadlay, waxay tiri

xagee ka baxaday,

waxaan iri

waan soo fakarayay,

maxaad ka soo fakaraysay ayay I tiri,

waxaan iri,

 sideedaba laba qof  ma sinaan karaan waa in mid taliya, marka aniga iyo adigu saan iskuma bar bar ordi karno ee tali ama aan kuu taliyo,

Bismillaahi see anigu nin ugu taliya,  yaay tiri

Maxaad rabtaa marka hadaa diiday kuu taliyo adna ii talisid

Aan isku talino, ayay tiri,

ma sinaan karno oo dabeecada ayaaba sidaas ah,

sidii oo kale ayaan ka aamusay oo fariimaheeda iska dhaga tiray, maalintii danbe ayay ii soo qortay,

waan oggolahay ii tali, bes ila hadal,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com