Macallinkaa igu bilaabay
Dugsi quraan ayaan dhiganayay, quraanki markaan dhameeyay ayaa naqtiin bilaabay, maalin ayaa macalinku igu yiri Side laguu guday Waxaan iri fircooni Waa danbi gudniinkaas, hada waad qaan gaartay, salaadana lagaama aqbalayo ayuu yiri Waa naxay Macallin maxaan layga aqbalayn salaadayda Waayo gudaha si fiican uma daahirsamayo, ilayn waa tolantahaye Maxaan sameeyaa marka macallin ayaan weydiiyay…
