Jacaylkaygi, xaaskaygii, hantidaydii, part19
Waan baqay ma minkaa qarxaan is iri, min qarxa waaba la daaweyn karaa oo waa la bixin, awalba caruur inay ii dhsho kuma tashanayne, in dhaawac ka le gaaray ayada ayaan ka baqay oo I xanuujisay, intaan soo qabatay ayadoo isku laaban ayaan dhabtaydaa ku soo seexiyay, oo ku iri Ii sheeg maxaa ku helay…
