Jacaylkaygi, xaaskaygii, hantidaydii, part13
Markaan saan kuugu jiifo aduunka wax iga maqan maleh Saasaad waligaa u jiifi xbbti ayaan iri Ilaahay ba intaas baan ka baryaa har iyo habeen, ku ag joogo kuu adeego, xaaskaaga ahaado walagay. Waxaan cadaab iyo xanuun marsiiyo, walaahi aduunka cid aan ka jeclahay in aysan jirin, tii I dhashay walaahi ayadan ka jeclahay, dooqa…
