Bahdil part 3

[ma hubtaa, amaa hadhoow edeb daro bilowdaa] [walaahi waan arkay waxaan ahay, dib danbe warkaaga diidi mayo] [ok, in yar oo edeb daro ama kibir ah hadaan kugu arko, walaahi laftaad qaado ayaan ku jabin, ma garatay] [haa, igu arki maysid, walaahi, hadad igu aragto idil anaa raali ka ah, waxaad  rabtaan kuu samayn, bes…