Golaha dumarka adoomaha ah part 4
Ayadoo leh war nacaladyahow wasaqa ah gabadha maxaad u dili ayay kabtii la baxday say ugu tuurto asna inta rooray ayuu qolkiisa galay, inta ii timid ayay gacanta I qabatay oo I istaajid oo fadhigii wada fadhiisanay, weli waan qaawanahay, diricii ma xiran, waxay tiri see wax u dhaceen, ana waan u sheegay wixii dhacay…