Golaha dumarka adoomaha ah part 5
Markaan saas lahaa xiisa ayaaba igu jiray oo mar waxaaba maskaxdayda ku soo dhacday goormaa mudanhaagu sidaan kuu garaaci [maya jeedal eedo, jirka kalaa ka daran, barida iyo dhabarka, ayuu sii xoog ah iiga garaacay] [xanuun sow maaha eedo] ayaan iri anoo walaahi yaaban siday waxaan oo xanuuna ugu dul qaadatay, baqsana oo og waxa…
