Wiilkii aan lahaa, ragaba qaar daciifaa ku jira

Wiilkii aan lahaa, ragaba qaar daciifaa ku jira Wiilkii Sheekadaan naag ayaa ii soo dirtay waxayna tiri waa run, waxayna ku bilowday. Bulshadu waxay ka dhaadhicisay dumarka inay daciif yihiin oo raga ka baqaan oo ay yihiin wax jilicsan oo la adoonsado, lkn anigu waxaan ogaaday xaqiiqa kale. Xaqiiqa ah in wax walba dooq yihiin … Continue reading Wiilkii aan lahaa, ragaba qaar daciifaa ku jira