Meel laga noqdo ma joogin, walaahi ayaan ku iri, markaas ayay tiri Aniguba waan ku jeclaa yay tiri Korontaa I qabsatay waan hadli waayay, cabaar ka dib ayaan iri Walaashaa kaa weyn sow maahayn, walaaltinimo ayaad ii jeclayd wan ogahay Saas waxaan u iri, hadaad ku jirtaa badiiye kala tuur, wax ogoow, ayadiiba tiri markaas…