Naagtii xooga igu haystay

  • | |

    Naagtii xooga igu haystay

    maalintii iigu horeysay waxaan ku arkay dukaan dariska ah, waxay ahayd naag dheer oo xoogan laakiin aan cayilnayn, aad ayayna u qurux badnayd, slaan uma dhaafin iyo xagee degan tahay maalintaas, laakiin durba wadnahayga ayay hantisay. Habeenkii ilaa saqdhexe ma seexan ayadaan ka fikirayay, go aan kayguna wuxuu ahaa inaan ka salgaaro oo ay ooridayda…