|

Naagtii macaanka I bartay part1

Dad waxaa jira duumada noocay tahay, ama lesbiyaan ama khaniis wax kale u arka, waxaan weydiinayaa dadkaas maxaan danbi ku leenahay hadii aan sidaas ku dhalanay. Anigu yaraantaydiiba naagaha inaan jeclahay ayaan dareemi jiray, naaga tay ka qurxoontahay ayaan la saxiibi jiray, gabdha xaafada mid walba si dadban ayaan u tijaabiyay, waana ii socon weyday…