|

GOGOL DHAAF-gabadha xaasaygaa I siratay

Xaaskayga markii aan guursaday waxay wadatay gaar yar, aabaheed waa dhinta aniga ayay aabe I tiraahdaa, ana sidii aan dhalay ayan u jeclahay, waayo caruur ma dhali karo anigu, ayadaa ii caruur ah. Waxan jeclahay mootooyinka oo markay soo weynaatay ayadu xilliyada fasaxa aan meela fog aadno oo usbuuc iyo ka badan ku maqnaano, welina…