GOGOL DHAAF-eedo safiyo

Daris waxaan ahayn, islaan weyn oo caruurteedu iga weyn yihiin, ee safiyo ayaan la oran jiray, tan iyo maalintaan dhashy daris ayaan ahayn, caruurteedii qar waa guursadeen qaar waa dhoofeen. Ayada iyo adeer warsame kaliya ayaa guriga jooga, asna inta badan xamar ayuu iska jiraa oo gabar ku guursaday, mar mar ayuu yimaadaa magaaladaan. Sidaas…