Aniga iyo saxiibta Brenda

Aniga iyo saxiibtay ayaa habeen magaalada aadnay, waan isla shaqayanaa, 3 maalin kaliya ayay shaqada joogtay oo anaa tababara, Khamri badan ayaan cabnay oo sakhraanay xoogaa, taksi ayaan qaadanay, markii gurigeeda aan ku tagnay takisigii ayay tiri, qol banana baa jira oo iska seexo waa xilli danbee, ana haye ayaan iri Qolkaygii ayay I tustay,…