Eedo macaan part 1
Sheekadaan qof dumar ah oo magaceeda qarisay ayaa ii sheegtay oo in aan idiin soo gudbiyo iga codsatay, magaceeda waxaan ku soo gaabinaynaa eedo, sheekaduna waa mid ayada ku dhacday oo waa dhab, sidaan ayayna ku bilowday sheekadii, Nin ayaa iguursaday, ninku waa iga weynaa lkn nin wanaagsan ayuu ahaa oo aan aad u jeclaaday,…
