Naagta i leh part 5
gabar fiicanbaa tahay, orod adna soo cun, jikadaan tagay oo inaan cuno bilaabay, anoo dhex maraya cunidii ayay ii yeertay oo tiri fara dhaq ii keen, meeshaydii ayaan ka soo dhawaaqay ana oo iri sug aan dhamaystee waan qadaynayaaye, naa qada ha la haane ii keen fara dhaq gacan wasaqa lama joogi karee, waa…
