Hadimo Jacayl part11
waxaana ay ku wargaliyeen in ay inantii so fasaxaan hadii kale ay la wareegan markiba waxa laga war doonay Siciid oo telephone ka lagula xidhidhay isagoon ka warwareeginba waxa uu si toos ah u soo diray warqadii maryan. reerkoodiina yaab waxa helay inankiii lakiin waxa la dhadhacay balwadihiisii iyo noloshiii uu ku nolaa oo ka…
