mudanahaan adoonta u noqay part2
Qaraaxa dheer ka dib waan iska seexanay, barqadii danbe ayuu isoo wacay, waa kuma markaan iri oo isku kaysheegay, gacmihii aan mobileka ku hayay xataa waan ka dhididay Xoogaa is nabadaysiina ayaan galnay oo aniga codku si dhiba iiga soo baxayay, waxaana balanay in uu caawa isoo Waco, markaan kali ahay, sidaasaan isku nabdaynay Gabadhiii…
