Aboowe hooyo aabe adeer part1
16 jir markaan ahaa ayaa walaalkay maalin I yiri ma ii raacaysaa banan joog, magaalada ka baxno caawa baadiyaha soo seexano, haye ayaan iri, madaama is arageenu yaraa oo fursad aad walaalkaa kula sheekaystid baan I iri. Meel qurxoo oo dooga ayaan tagnay oo teendhooyinkii dhisanay, markaas ka dib ayuu yiri, balli Meesha ka dhow…
