mudanahaan adoonta u noqay part3
Sidaas ayaan dhowr habeen u sheekaysanay, habeenba habeenka ka danbeeya in uu soo adkaanyo ayaan arkayay, ana asaga ku sii dhawaanayo, habeen wuxuu I weydiiyay Hadii aan qalad gashid oon ku dharbaaxo maxaad samayn lahayd Aniga oon ka fakarin ayaa wixii niyada iiga jiray iga soo fakadeen oon iri Qofkii qalad gala in ciqaabteeda uu…
