GOGOL DHAAF- waa ku waashay part4
Dumaashigay abaayo qaba waa bashaash, furfuran sheego badan, naxariis badan, gurigiisa kaalay iska arag, wax kasta oo walashay tiraahdo wan raba haye ayuu dhaha oo u keena. Waan rumaysan waayay, markay tiri waa I dilaa, waxaan ku iri Naag waxaas wax dhici kara maaha, cabdiga aan naqaan inuu ku dilo, ma cabdiga ku koolkooliya ayay…
