maxaan kale oo aan dhihi lahaa, ma naagta macaankaan i siinaysaan warkeeda diidi karaa, meel aan ka noqodo oo dad iska dhigana maba joogin oo mar horey ayaan hoos tagay, mar hore ayay i tustay i ay ayadu awooda leedahay anna aqbalay, macaankaana waa ii sii dheeraa, shib baan oo dibinta hoose qaniinay xanuun dartii, tii labadna waa i galisay, labadii ayay igu jukaysay, oo siilka meel kore oo kuusan ii salaaxaday,

janada irid la iiga furay baaban u maleeyay markii ay kuus kii salaaxaysay siilkana ii leefaysay, mar danbe ayay ii sheegtay, meeshaas kuusan wxaa la yiraahdaa gspot, kintirka kun jeer ayay ka dareen badan tahay kana macaan tahay, ugu danbayn waxaan dareemay gumaarkaygii oo is soo xiray iyo dareen macaan oo tan iyo caloosha sii fiday ka dibna gabi ahaan jirkagya wada qabsaday, salkii sariirta waan ku hayn waayay meel dhaxe ayaan kor iyo hoos hadba u dhigaa, dhabarka iyo jeegada uun baan ku istaagay, dareen waxaan ku sifeeyo aanan aqoon awoodiisa ayaa dhamantay i qaaday, mar qura ayaa bihii iga soo butaacen, ruuxii qof laga siibay ayaan noqday, lugihii waan isku ceshan waayay, maxaanse ceshadaa qaarkii danbe oo dhan ayaaba i dubaaxinayay, waaban baqay gariirkaan waa maxay ayaan is iri, kor inta ii soo abaabtay oo dusha iiga seexatay ayay afka iga jaday oo tiri,

 macaan sow ma ahayn,

si dhibaa hadalkiibaiiga soo baxay,

haa ayaan ku iri,

eray kale ima oran ee dhinac ayay iiga dagtay, xoogaa markaan aamusnayn oo saas ahayn, ayaan is celin wayay, inaan dhunkado ayaan u baahdy taabto jirkda laabteeda ku seexdo, markaan adkaysan waayay oo is celin wayay ayaan inta ku dhawaaday madaxa laabteeda saaratay, markaas ayay gacmaha dhexdooda i galisay,

waan ogaa in markaas ay iga guulaystay oo noloshayda inta hartay aan sidaan gacmaheeda ugu dhex jirayo oo aan kor u eegayo ayada, khayr allaha ku siiy ayaan iri, inta hoos madaxeeda u soo dhigtay oo i dhunkatay ayay tiri, waaba isiiyay, suu aduu ika siiyee, been idiin sheegi mayo farxad meelaan is dhigo ayaan waayay ayadiibaa isku dhajiyay, xoogaa markan kala aamusnayn oo sidaas isugu dhaganayn ayay tiri,

ka waran raaxadaas,

waa macaan miiran ayaan iri,

haye naagatyda ma noqonaysaa marka,

haa ayaan ku iri,

adigana maxaad ii noqon ayaan ku iri,

tii ku qabtay ayaan ahay anigu, naagta ku leh oo kuu raaxayn macaan ku siin sow beela maahan,

haa wlh ayaan iri,

tababar ayay ii furtay aanan anigu ogayan tababarkii ay igu hantin lahayd adoon hoos joogta waligeed iiga dhigan lahay, waxay tiri, gaaja baa i qabaty orod waxaan cuno ii kari, noo kari ma yasan oran, ma karin kartaa ima weydiin, aan karsano ima oran, ee si cad oo amar oo kale ah ayay igu ii kari cuno aan cuno,

haye ayaan iri,

waan kacay, diracyagii gashatay, oo ayada bartii jiifta oo mobile ku falaadaysa aan bilaabay cunno diyarin, markii aan baasatadii iyo suugadii dalacbilaashka ahayd kariyay ayaan u imid oo ku iri waan kariyay, markaas ayay inta isoo  eegtay tiri, ii soo gur sariirtaan ku dul cumayaaye, noo soo hgur ma ayasan oran, ana ayadii ayaan u soo guray oo u keenay, anoo ag fadhiya markay laba jeer laqday ayay tiri,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com