Sidaas ayaan dhowr habeen u sheekaysanay, habeenba habeenka ka danbeeya in uu soo adkaanyo ayaan arkayay, ana asaga ku sii dhawaanayo, habeen wuxuu I weydiiyay

Hadii aan qalad gashid oon ku dharbaaxo maxaad samayn lahayd

Aniga oon ka fakarin ayaa wixii niyada iiga jiray iga soo fakadeen oon iri

Qofkii qalad gala in ciqaabteeda uu maro sow maahan

Anigu hadaan qaldamana ayuu I weydiiyay

Sidii oo kale ayaan la soo booday

Maxaan samayn karaa anigu markaas, kuma xoog dhami oo kuma dharbaaxi karee, waan ku sasaban lahaa

Waa uu qoslay, oo yiri

Dumarka raaliyooyinka ah ayaad ka mid tahay

Ma lahubaa ayaan si xishood ku jiro u iri

Sidaas ayuu habeen kasta si aanan dareemayn ii galin jiray inaan ka danbeeyo, I dareensiin jiray in asagu taliyo, iiga dhaadhacsiiyay, wax kasta oo uu igu sameeyo, ninkaygii uu yahay oo aanan la tirsan Karin.

Si cilmi nafsiya ayuu anigii oo dhan gacanta iigu dhigay, mararkii hore wan la yaabi jiray, lkn markii danbe anigaba rabay xoog ila hadlo, awoodiisa I dareensiiyo, asna waa ila fahmay.

Intaas marna ma uusan oran aan kulano, ana habeen kasta ma caawa ayuu dihi doonaa ayaa igu jirtay, jacayl qoto dheer yuu igu abuuray, oo arakiisa wax kasta siisan lahaa,

Ilaahoow ka soo yeersii kaalay ayaan niyada ka dhahaa

Habeenkii danbe ayuu igu yiri

Xilligii aan waji ka waji u sheekaysan lahayn sow lama gaarin

Haa wayaan la soo booday, anoo faxad I qaaday

Baabuur yar ayuu watay oo guriga agtiisa soo dhigtay, waan u imid waan is racnay, maqaayad heer sare ah ayaan tagnay, cuno macaan dalbanay, xishood baanse sidaan rabay ula cuni waayay.

Har iyo habeen ka fikirgaaga ayaan ka seexan waayay, waxaan u malayn, ama hubaa inaan ku jeclaaday

Anoo hoos eegaya oo farahayga ku falaadaya ayaan iri

Anigaba sidoo kale

Maasha aalh waan filayay, ayuu yiri oo ku daray

Amaa hadhoow tiraahdaa oday dib badan baan guursaday

Ma dhib badan tahay ayaan weydiiyay

Si waan u dhib badnahay sida badana waan fiicnahay, xag dhaqaale iyo xag kale isku qaban mayno waan ogahay, lkn runta inaan isku sheegno ayaa fiicane, xagga sariirta markii la yiraahdo rafaadin baan aqaan.

Anaaba raa taas inaan dhahaan rabay, waanse xishooday, oo ku iri

Taas waa caadi marka, waan is fahmi doonaa ayaan u malayn

Baravo ayu yiri

Waan ogaa waxa uu u sii gogol xaaranayo, anigaase rabay nin ragga oon awoodiisa dareemo, tan kale habeenkii uu yiri hadaan ku dharbaaxo amxaad samayn lahayd, ayayba ii cadaatay inuu yahay raga naaga dila

Hadaan ka cararayana habenkas baan block saari lahaa, nin raga oo marna I koolkooliya marna mudankayga I marsiiya waa kaan waligay sugayay

Habeenkaas waxaan go’aan ku gaarnay, ama u uku garay asagu, waayo, mayaba afkayga waa ka soo bixi weyday, wuxuu yiraahdaba haa baan lahaa, in uu cida iga doonto, sidaas ayaan ku kala tagnay.

Usbuuc ka dib waa la igu mehriyay, aroorkiina laba usbuuc ka dib ayuu noqday, ugu danbayn aniga iyo asaga ayaan qolkii ku soo harnay, xishood ayaan la eegi waayay asagii.

Ana oo weli istaagan ayu isoo qabtay oo afka mac yar iga siiyay, oolaba jeer markuu mac isiiyay baasho igu qabtay asagoo dhabnada I haya, anoo xishoonayaan dhexda qabsaday ana, waan isku dhagnay,

Mar danbe ayaan kala fuqnay, oo asagu gaacantiisa dharka iiga siibay, markii uu I qaawiyay ayaan xishood siilka gacmaha ku daboolay, inta I eegay ayuu yri

Qabri iyo nin loo wado lama kala qariyaa la yiri, anigana xoolahayga ha iga qarin, oo uu yara qoslay

Siil kaygu waa nooca kor ku yaala, faruur buur buuran ayuu leeyahay, waana xiirnaa, sacabka ayuu sarray oo salaaxay, jiriirico macaan ayaa igu yaacday, indhah isku qabsaday

Faruuryaha dhexdooda ayuu farta galiyay, waan yara gariiray, macaan, in yar ayuu kor iyo hoos ugu waday oo joojiyay, fartii oo afka hore ka qoyan iga bixiyay.

Dharkii inuu iska siibo ayuu bilaabay, markii danbe ayuu hortayda asagoo qaawan istaagay, xoog ayu lahaa, calool yar oon weynayn ayaa ku taalay, indhahaan hoos ula sii raacay, sara jooga ayaaban ka dhici gaaray, naxdin.

Argagaxa I helay ayuu daremay oo yiri

Maxaa jira, waaba naxdaye

Hadlii oo iga soo bixi la’ ayaan iri

Waa weynan miiran

Maxaa weyn guskaa, ayuu yiri

Weli anoo argagaxsan ayaan iri

Haa,

Nin wacan

Ninwacan1@gmail.com