ninka markuu naagta u raxeeyo sow wuxuu rabo uma samayso,

haa ee taas anaaba kuu samayn dhib may leedahay cuno la kariyaa

markay aragtay inaan weli wax fahmin ayay tiri

adiga ka sooqaad naagtaydii baa tahay ana ninkaagii ban ahayn, nin sida uu naag ula dhaqmo Ayaan kuula dhaqmayaa adna sida naag ay nin keeda uga danbayso ayaad iiga danbayn,

runtii waa I cajabisay fikradii haye baan iri, sidas ayay si tartiib tartiib ah igu galisay in ay I xukunto, habeen bay anoo iska fadhiya dharbaaxyo igu waashay, iskam celin Karin waa iga xoog badan tahay, dhowr markay igu dhufatay Ayaan iska ooyay, ilaahay amarkii naagta iska dhici iguma soo dhicin ee oohin baan qabsaday, intay laabta I galisay ayay tiri

raali ahoow macaanto waan masayray,

markaas anigii la dilay oo oynayay farxad baaba I gashay,

maxaad ka masyrtay baan iri anoo weli laabeeda ku jira oo dugaal iyo naxariis dareemaya,

ninkii aad taleefoonka kula hadlaysay bay tiri,

ee waa wiil aan si naqaan wlh waxba nagama dhaxeeyaan,

haye xbbti waan ku rumaystay raali ahoow bay tiri,

dhib maleh Ayaan ku iri aniga oo dareemaya in ay xaq u leedahay welibana ku faraxsan in ay iga masayrtay, waan isla yaabay, markas Ayaan dareemay in aan awoodeeda ku hoos jiro, kaaga darane waxaan iskula yaabay in ay raali noqo xataa I tirahdo ma rabain, markaasaan ku iri,

waxba raali noqo ha I oran. rabitaan aad I rabto sow maaha waxaad la masayrtay oo ii garacday,

rabitaan kaliya maahan ee waa jacayl aan kuu qabo wlh, ayay tiri,

afkana iga dhunkatay, sidas Ayaan awoodeeda ku hoos galay oo ii maamulanaysay ana raali ugu ahaa oo waliba aan ku jeclaaday.

Maalin ayaa lacag la aan nagu dhacday markaas ayay tiri,

naag saxiibtay ah Ayaan u yerayaa ayadaa lacag ka qaadanaynaa,

 bello weeye hadaan ka helayno shiid baaba nahaye,

waxayse igu tiri naagtu waxay rabtaa ku wasto adiga marka haye dheh, way kuu raaxayn,

ma rabo naag kale mana I wasayso Ayaan iri,

markaas ayay ceego igu qabatay oo tiri

naayaa ma waxa danteena ah ayaa maya oran yaa,

aad yaan u baqay, wayahay waan samayn Ayaan ku iri, waa I sasabtay markaas, oo I dhunkaty oo laabata I gashtay , oo tiri,

saan kuu jeclahay sow ma ogid,

intaan ku dhajiyay Ayaan iri

haa, dhab ayayna iga ahayd wlh oo aad Ayaan u jecladay,

 waxay rabtana in aan mayo dhaho ma rabin, mar kasta oo ay wax igu samyso waa I sasabtaa markaasaan qaboow iyo farxad dareemaa, markii danbe naag buuran ayaa timid waa iskaaya bartay, xoogaa markaan sheekaysanay ayay igu tiri orod qolka gal abayadaan baan hadal la leeyahaye, wax yar ka dib tii buurnayd ayaa qolka soo gashay kaligeed oo iridii riixday, anoo sariirta ku fadhiya inta isoo ag istaagtay tiri,

maashaa alaah qurux badan tahy abaayo, saynab waa nasiib badan tahay haday ku heshay,

haa baan ku iri,

inta qososhay ayay tiri

aniguba ma nasiib xume saa manta waan kula joogaaye.

kaaly xbbti istag bal aan ku arkee , markaan istaagay ayay i igu soo dhawaatay oo gacanta dhabanka iga salaaxday ayada oo indhaha iga eegaysa tiri,

ma iga xishoonaysaa  xbbti,

maya, aan sii lahaaba afkay afka ii galisay oo isku kay dhijisay si xoog ah,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com