Sheekadaan waa sheeko run ah, dadkii ayku dhacday magacyadooda maahan kuwa ku qoran, ayaguna ma oga sheeko waxaan idin la jeclaystay idin la qaybsado, wana sheeko caadiya.

Guri labo qol ah Ayaan daganaa, waxaa ila soo dagay naag meel dhexad ah ilaa soddon iyo wax yar ah, waxana igu tiri gababh kale ayaa ila soo dagaysa, laba maalin ka dib gabadhii kale ayaatimid, waa gabdhah da’ da 17 ama sideed iyo toban oo aad u qurxoon, qurux qofkii arkaa uusan ka sii jeesan Karin, waa caato dhuuban oo cas, tan kale waa naag dheer oo xoogan oo indha cad cad, cunadii Ayaan isku darsanay, waxaana arkay in tan yar uun cunnada kariso howsha guriga ay ayadu qabato, oo tan weyn in ay tiraahdo naaya waxaas qaba maahine aysan wax kale qaban oo mobile io tv mashquul ku tahay, aad Ayaan ula yaabi jiray siday tan yar ay ula dhaqanto ula hadasho bahdilaada ay ku samayso, oo tan yar aysan ka xanaaqayn oo aysan hadal ka soo celinayan haye mahine, dhowr haben waxaan maqlay tan yar oo qolka ka dhex oynaysa markaan sexanay ka dib, qubayska waa isla qubaysan jiren, lkn tan wax weyn uma arkayn oo naaga badan isla qbaysta waa jiraan.

Markii danbe ayaa tii weynayd baxday oo safartay, maalin Ayaan tii yarayd shekaysanay, lacag aan dukaanka wax kaga soo gato isii ayay tiri, surweelka keen baan iri markii aan lacagtii siiyay ayay surweelkii sariirta dul saartay oo bax damacday, Ayaan ku iri,

naayaa ku celi meeshiisii

oo weliba si xanaaq ku jiro u iri, inta soo labatay oo surweelkii meeshiisii surtay ayay tiri,

nin raga tahaye, waaban ka helay sidaad ii cananatay,

waan yaabay shib baan iska iri, maalin kale Ayaan ku iri qadada ii keen, jikada ka soo qaado ayay tri,

naa waad edeb dra tahaye ii keen qadaada Ayaan ku iri,

inta istaagtay ayay tiri

amarkaagaa jira, ninka I amra waaban ka helaa,

gabdha yar in aysan caadi ahayn waan arkay, cunadii markii ay ii keentay Ayaan ku iri,

adigu rafaad iyo lagu qayliyo jeclidaa,

waaban ka helaa ayay tiri

ayada oo yara qoslaysa,

naagaha garaca wax ku leh miyaa tahay 

haa 

ma hadda ka horbaa lagu garaaci jiray baan weydiiyay,

haa bay tiri,

yaa ku garaaci jiray,

saynab ,

saynab waa tii la dagnayd ee baxday,

oo maxay kuu garaaci jirtay 

naagteedaan ahay ay tiri

ayaduna

ninkayga weeye

waxaan idin ka iloobay gabadhu waxay cabtaa khamriga, markaas ay ii sheekaynaysana waa saaran tahay.

Wan yaabay side ninkaaga u ahayd Ayaan iri,

ayadaa I wasi jirtay naag baan u ahaa,wax ma fahmaysid miyaa ayay tiri, waan gartay in ay lesbian ka sheekaynayso,

yaa ku baray waxaan Ayaan weydiiyay,

markaas ayay sheeko dheer iiga sheekaysay, waxay tiri,

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Ninwacan1@gmail.com