Jacaylkii aniga iyo eedo part1

Hooyadeed markay dhimatay ka dib eedaday waxaa la keenay gurigeena, waa iga yartahay 5 sano, waan isla soo kornay, markii ay soo weynaatayna waxay noqotay qurux miiran. Si fiican ayaan isku sheeko fahnay, wad sheekaysan jirnay wada qosli jirnay, waxaan ahayn laba qof oo saxiibaha oo aadan is oranayn waa wiil iyo eedadiis. Igama xishooto … Continue reading Jacaylkii aniga iyo eedo part1