Marmar xoog baan ugu fariistaa oo neefu ku ceshoontaa, markaas ayay lugaha ka firig firig siisaa, walaahi ugama nixin, sow ayada maaha naagta igu dhiiri galisay inaan wax adoonsado,

 markii danbe anoo sidii ugu fadhiya ayaan macaan macaan la gariiray, jilbihii baa I celin waayayba, sariirta madaxeeda ayaan gacmaha ku qabsaday oo isku celiyay,

macaanka siilka ka bilowday tan iyo maskaxda ayuu firdhayay, oo hadana bilowdaa igu wada firnaa, ayadii sidii naas ayay u jaqaysay siilka,

waligay naag saas u hamuun qabta siil cunid ma arag, markii danbaa biyihii iga yimaadeen, oo af iyo waji kaga daadiyay.

tabar aniga ooysan igu jirin ayaan dhinac uga dagay, oo dhinac seexday, ayadiina carrabka ku leef leefayso bushimaheeda, intaan eegay ayaan iri.

Biyahayga macaankooda miyaa ka heshaya waa adiga bushimaha leefayee

Aad ayay u macaan yihiin ayay tiri

Biyo waa biyo ayaan ku iri anoo daal iga muuqdo oo hadal rabain

Suxulka inta mudatay oo hoos ii soo eegatay ayay tiri

Isku mid maaha, naagta biyaheedu waxay ku xiran yihiin cunada ay cunto, cunadaa dhadhanka kala duwda, naagtii dhanaanka badsatay waa dhanaan.

tii macaanka badsatay waa macaan oo kale, lkn adiga waa isku jir, waa malab iyo liin la isku daray oo kale ayay tiri inta qososhay oo naasaha iigu soo seexatay.

Si fiican baad iigu iigu leefay baan iri

Adiguna si fiican baad afka iiga wastay, waaban xasuustee xaasisanidaa inaan dhinto kama baqin miyaa neefta waa adigii igu dhajinayee

Ma ku qabatay neeftu ayaan iri anoo is moodsiinaya

Naftaan u yaabay, mar inaan dhinto ayaaban ka baqay,

Sow waxaad naag u tahay maaha waxaas

Waa runtaa, khatar baad noqotay markaan laguuma gali karo, ee iiga sheekee tiiyarad

Sheekadii oo dhan baan u sheegay iyo Meesha wax marayaan sidaan yeelo, say ii jeceshay

Saad I gashay baan ogahaye taasi malaha biyahaaga waa ka dharagtay

Anoo dhabarka u salaxaya ayaduna isku kay nabaysio ayaa iri

Xabad biyahayga ma khasaarto, adigu ma u quuri lahayd in biyahaygu banaanka ku daadataan, ayaa iska weydiiyay anoo ayada ku eegaya.

Anaaban rabin inay meel kale ku dhacaan oon afkayga ahay, ma rabta baaldi biya ah inay kaa yimaadaan markaad biya baxaysid oo tan yar caloosh u buuxisid.

Ma intaan leeyahay ka badan baa iga imaan ayaan weydiiyay

Saddex jibbaar kabadan ayaa kaa imaan, naagta I qabtaa I bartay waa kiniini la laqayo

Waa bello kaas waaban raba, magaciisa isii ayaan iri

Baasho iyo raaxaysi kale ayaan galanay, markaan 69 ayaan samaynay, ayadu hoos martay ana kor maray, si macaan u raaxaysanay, markaan kala dhamanay ayay war gashay,

waa naag war badan oon afka isku qabanayn, inaan iska diraan rabay markaasaan iri

Oo ninkaagu xagee ku soo daahaday ku oran maysa miyaa, waa xilli danbee

Waa I dhahaysaa haday ii bogi weydana waa I ciqaabaysaa, walaahi naagihiinaan saraysooyinka ah, xaq dara miiran baa tihiin.

Sideen ku nahay

Hada naagta I qabta waan ogahay naaga kale ayay soo wastaa, hadaan weydiiyana war baa ii yaal, iyo ciqaab, hadaysan idilin xataa naa bax naayaa hadadan saan rabo raali ku ahayn bay I oran, ana naag isoo wasta iska daaye maxaad u soo daahaday ayay dhib igu marisaa.

Waa run dee, naag ninkeeda ka daba jaqjaqlaysa ma naag baa ayaan iri

Maya lkn anigaaba u jooga maxay naag kale ku falaysaa

Maad weydiisid ayada ayaan iska iri

Waan ka baqayaa, tan kale mar waan ka helaa inan dareemo inay naago kale soo wasto, si baan u rabaa hadana u masayraa

Waayo ayaan weydiiyay

Naag halis ah inaan u dhaxo ayaan dareemaa markaas, adigu naag kale ma la wastaa tan yar

Maya ayaan iri

La wasay, nin baa tahay koley dayn mayside, ha masyrto way ku sii jeclaane

Naagtii markii danbe qasab ayaan isaga diray, waxaana la gaaray xilligii aan dhoofi lahaa, cidii ayaan macasalameeyay, waana soo baxay,

xaaskaygana waan u sheegy inaan soo socdo iyo xilligaan imaanayo,

lkn airporka ha iigu imaan baan iri, wax kalana uma diidayn waxaan ka baqayay in xiisaha aan isku qabno is iloowno oo Meesha isku dhuuqno ama nala dareemo.

Taksigii aan sooqatay ayaa guriga hortiisa I keenay, markay maqashaya gaariga Meesha istaagay ayay illinkii fag siiyay, oo igu soo booday, nasiib wanaag sida ay iskugu kay duubtay iyo oohinta farxadu ka keentay taksiiluhu uma jeedin oo boorsooyinkii buu soo dajinayay,

gudaha inta galiyay oo si boobsiis ah afka uga dhunkaday ayaan sug ha nala ka tagee

Haye ayay tiri

Waxaan watay laba boors mid aad u weyn iyo mid kale, taksiilihii waxaan ku iri baarsada weyn halkaan soo gali, tan kalana illinka nagu dhagan baan gaynaynaa, sidii ayuuna yeelay,

Reer xididkay boors gaara ayaan u soo buuxiyay, intaas iyo kabdana waa iga istaahilaan, say aragsan bay dhaleene,

illinkii ayaan garaacnay aragasan mid la dhalatay oo ka yar baa igu soo baaday abaayo, cidiibaan isa salaanay, eedo ku iri boorsadaan waa xageena.

Eedo maxaad isku dhibtay ayay tiri

Dhib maahan walaahi, xaq baa la isku leeyahay, sow cidu cidaydii maahn, tan iyo maalintaan dhashay ma dad kalaan aqiinay.

Khayr alaha ku siiyo ayay tiri

Nin wacan

la socoqaybta kale

sinadu waa danbi, ma fiicna iska ilaaliya

Ninwacan1@gmail.com