Dushaydii inta ka dagaty ayay igu tiri, orod guska soo dhaq, abaal marin baad leedahaye, inta fariistay oo ayada oo jeega u taal eegay ayaan weydiiyay
Abaal marin nooceeya
Dabadaad iga wasaysaaye soo dhaq guska ayay tiri
Inta la booday ayaan soo dhaqay oo intaan soo socday xirta, anoo niyada iska leh, dhilada xuntaa ha aragto xanuunka markeeda, markay aragtay anoo guskii ii xiray yahay ayay tiri
Oo waaba dhaarsan tahaye
Immisaa la I wasayay, maanta ana aan wax waso ayaan iri anooo qoslaya
Wax badan waad I wasi doontaaye kaalay iga shaqee, dabada la iga wasaan u xiisaybee ayay tiri
Oo jilbaha dhigatya ayay ayada oo gadaal ii soo fiirinaysa tiri, k
iriimka mari guska, dabadana ii mari inaga shaqayso, wax badana ha marin, inaan dareemaan rabaaye
Maxaa dareemi rabtaa ayaan iska iri
Xanuunka, sow xanuunka macaan maahayn
Saaid buu ahaa xanuunku walaahi ayaan iri anoo guskii marinaya
Xanuun kasta uu yahay waad rabatay, iga daa marna maadan oran, ilmaduna waa kaa socotay
Oo inaan ilmaynayo ma u jeeday, ayaa iri
Inta qososhay ayay tiri
Haa, waaban ku sii xanuujiyay markaan arkay ilmada kaa socota
Adna haday kuu taal ayaan iri
Haye kaalay iga cad gooso ayay tiri
Inyar oo aan dabanayn ayaa guskii mariyay, dabadana ayada u mariyay, oo inta afka u saaray ku riixay,
oooooooooh tartiib ayay tiri
Si fiican ayaan ugu sii riixay markaan, dareen wanaagsan oo ah adaaba ka sareeya ayada oo wasaya ayaa I galay, anoo weli gacanta ku haya guskii ayaan ku riixay
Alle tartiib ayay tiri
Waxaan soo xasuustay kii I birka jabiyay oo markii aan xanuunsado oo baryo I oran jiray aamus naaya adaa I hoos dhigtaye, inta dharbaaxyo igu dhufto, ana sidii oo kale ayaan ayada yeelay oo inta dabada ka dharbaaxay baan iri
Us naayaa, adaa ii foorarsadee
Naagtii balada ahayd ee aan ka baqayay
Haye macaan ayay tri
Dhexdaan inta soo qabtay ku jukeeyay ilaa madaxu ka galo, cabaadkeeda iyo baryadeeda xaasidnimaan ka sii qaaday, ugu danbayn waan ku dhameeyay, si fiicana u wasay.
Markii aan ka dagay oo iska furay guskii ayay ayada oo jeego u taal isoo qabatay oo afka iga jaqday naasaheedna igu seexisay, geesinimadii iyo dadnimadii markaan wasayay aan lahaa mar qura ayay duushay, adoontii la lahaa oo daciifkaa ahay ayaaban ku soo noqday oo iri
Si fiican ma kuugu raaxeeyay
Alla xaasid sanidaa, naxariis malehid, qofku waa bani aadam xanuunsanaya isma lihid miyaa, lkn waad ii raaxaysay, si macaan waliba
Anoo faraxsan inta isku duubay baan iri
Waan ku jeclalahy, walaahi waan ku jeclahay
Ayaduna gacmaheeda dhexdooda inta si xoog leh iigu qabatay ayay tiri
Waan ogahay naagtaydii, ana waan ku jeclahay.
Waan ku jeclahay aan afkeeda ka maqlay ilmo farxadeed ayaa indhahayga ku soo joogsatay, waa markii u horeysay ee aan afkeeda ka maqlo erygaan wax badan ka sugayay, uurkaan ka iri
Alxamdullilaahi
la soco qaybta kale
Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis
Ninwacan1@gmail.com