Neef igu dhaganayd ayaa iga soo fuqday oo durbadiiba laabteeda galay naaska iyo garabka dhexdooda barkaday, hal lugna lugaheeda dhex gashtay oo isku dhajiyay, ninkiina musqusha ka soo baxay asagoo soo qubaystay oo qolka soo galay, dhargashi ayuu bilaabay, labadeenuna waan daawanaynay, markaas ayay tiri

Dameer baad igu ilbixisay

Dameerkee ayaan iri

Ninka I qaba

Intaan yara qoslay ayaan iri

Dameer miyaa

Dameer muxuu dhaamaa, guskiisu wuusan dheerayne buurni muxuu dameer dhaamaa, walaahoo waa is la egyihiin, waxaan kula joogaana waa asaga

Waa runteed  dameerka guskiisa qaybta dhexe oo kor u dhow waa la egyahay, markaas baan iri

Naago hadaan nahay  anagaa ba’nay saa waxaas baa nala galiyaaye

Walaakiis dhintay hadad arki lahayd ayaad yaabi lahayd bay tiri

Inta kor isku qaaday oo fiirshaan ku iri

Walaalkiis miyaa ku wasay

Haa

Waaaw saan uu kale miyuu u gus buurnaa asna

Buurni iyo dherer, meeqa ilmuu iga dilay

See kaaga dilay ayaan si caruurnimo ku jirto u weydiiyay

Markaan uu qaadaba asga ka daba taga, saddex jeer cml oo iga dilay, hadaanse qaadaayaa insha alaah

Goormuu dhintay

Laba bil ka hor

Saan miyuu u buurnaa asna

Cidooda oo dhan baa buuran, aniguna nin buuran bayba iigu baxdaa

Nin buuran macaan weeye ayaan iri

Dhilo yar baa tahay inta I tiri ayay kacday oo musqusha aaday, asagiina inta ii yimid asagoo labisan oo bixi raba igu yiri

Si fiican ma u galay

Haka neefin saas ku wad baan ku iri

Inta qoslay ayuu yiri

Waa balan ee fiidkii guriga xage iigu imoow, siilkaaga macaankiisa kama dhargayee

Anba guskaaga kama dhargo, ee markaad garaacaysid anoon joogin garaac, far ha saarin markaan joogo ayaan ku iri

Sababna

Anaa saas raba

Haye ayuu yiri, markaas ayaan inta sariirtii ka booday anoo weli qaawan isku duubay oo dhunkaday, ku iri

Ma I jeceshay

Haa ayuu yir oo baxay

Naagtu haday xoog iyo adoonsi iyo raaxo ay igu gumaysato, ana si kale ayaan ninkeeda ku haystaa, waxaana hubaa eraygayga in uu qaadanayo oo keeda ka tagayo, siilkayga ayu uku waashay, waligay siil kano o kala ah ma arag ayuu yiri, siil guska qabsanaya oo toobaya, waa I lisaa ayuu maalin igu yiri, ayada qudheedu waxay I tiri siil qurxoon baad leedahay ee maxaad cuntaa horta

Maxaan cuni lahaa, hee maxaad ii weydiisay ayaan iri

Biyahaaga macaan, waligay naag saan biyaheeda iyo qoyaankeedu u dhadhan macaan yihiin ma rag ayay tiri

Naagta in uu hortayda ku dilana waxaa u diidana ma rabin in aan arko naagta I leh ee cagaha ka dhunkado oo hortayda daciif ku ah, amar qaadanaysa, la bahdilayo, libaaxad baan u arkaa sidaas in ay ii ahaataan rabaa, raaxdadayda iyo farxadaydaa ku jirta ka hooseeyo ayada kor u eego adoon u ahaado, mar horaan nafta runta u sheegay, mar horaan isku dhiibay naagta I leh, ma rabo taas la kala dhantaalo, saas iiga koreyso inaan arkaan rabaa, I disho I bahdisho I waso, waxay doonto igu samayso, anigaa raba sidaas I yeesho, ma doonaya hortayda ayadoo daciifa oo anoo kale ah inaan ku arko.

la soco qaybta kale

Cinjir la’aan [condom] galmadu waa halis

Qof  sheeko haya waan soo dhaweynayanaa ee soo dira

Ninwacan1@gmail.com