|

mudeecad

Waxaan jiraa 35, ma guursan tagana kama helin, waligay la ima wasin, shaqo fiican ayaan haystaa, guri qol iyo barsada ayaan daganahay, nin iyo badiisa ma galo. Habeen anoo shaqada ka soo baxay saddex saac, ayaan arkay naag jidka taagan, baabuurkii baan istaajiyay oo weydiiyay. Magaalada waan ku cusbahay, hadaan imid, meel aan dagaan raadinayay…