Macaana ha lagu afduubo lagu adoonsado
Meel aan dadku ku badnayn oo magaalda geeskeeda ah ayaan daganaa, gadaan wanaagsan buu ahaa, guryuhu kala fogyihiin aan u dagan, maalin anoo jidka maraya ayaa baabuur jug I siiyay, waana suuxay. Miyirku markii igu soo laabtay, qol weyn oo iftiin yar ayaan ku dhex jiray, miis baan ku dul jiifay gacmaha iyo lugahana waan…