Inankii yaraa

Sheekadaan waa run aniga ayay igu dhacday, magacayga inaan sheego ma rabo iyo meel aan daganahay, waxaanse ahay naag meel dhexaad ah affartankii madaxa galisay, nin baa I qaba caruurna waan leeyahay,4 allaha ii daayee. Sheekadaana inaan idin la wadaago ayaan jeclaystay,maadaama sheekooyin dad kale oo ninwacan soo dhigay aan ku raaxaysto. Ninkayga waligay ma…