Ina habreedkay

Waxaan ahaa gabadh yar oo miyi joogtay marmar na magaalada tagta balse kasoo noqota, bari ayaan dacay inaa habaryartay oo magaalo degan u wareegto oo lasoo joogo, habo waxay dhashay wiilal badan dhamaantod way i ixtiraami jireen waliba si fiican, maalin malaha ka mida ayaa galab anigoo guriga daradisa dhex jooga roobana da’ayo dadkuna qolalka…