GOGOL DHAAF-nin buuran

8 sano ayaan xaas ahay, waxaana jiraa 26 sano, ninkayga aad ayaan ugu qancsana una jeclaa, raxadeenu heer sare, nolosheena kale heer sare, faraxad ayaan ku noolayn, waxna igama maqnayn. Mar dhexe ayaa waxaa daris nala soo noqday, nin buuran oo aad u calool weyn, calool aad u malaysid in la buufiyay oo adag, kuwa…